Magaalada Garoowe ee caasimada Puntland waxaa maana si weyn isagu soo baxay boqolaal dadwweyne ah & qaybaha maamulka kuwaasi oo u dabaaldagayeyaasaaskii dawlad goboleedka Puntland oo dhidibada loo taagay sanadkii 1998-kii.

Munaasabadaasi waxaa kas oo qayb galey Madaxweynaha, Madaxweyne kuxigeenka, gudoomiyaha Baarlamanka, xubnaha golayaasha dawlada & boqolaal dadweyne ah.

DAAWO SAWIRADA

Yuusuf  Maxamed (Yuusuf Yare)
SBC International Garoowe