Xarunta madaxtooyada magaalada Garoowe ayaa maanta waxaa lagu qabtey xaflad lagu dhaarinayey wasiirka cusub ee amniga Puntland Khaliif Ciise Mudan oo shaley xilkan uu u magacaabay Madaxweyne Faroole.

DAAWO SAWIRADA

Yuusuf Maxamed Maxamuud
SBC International Garoowe