Magaalada Kismaayo Ayaa waxaa Maanta Gaaray wafuud caalami ah oo ka kala socota wadamada deriska iyo Urur goboleedka IGAD si ay uga qayb galaan xaflada caleema saarka Baarlamaanka maamulka Juba.

Wafuudaan ayaa waxaa kamid ah Xoghayaha guud ee Urur goboleedka IGAD Eng.Maxbuub Macalin,Wasiirka Arimaha Dibada ee Ethiopia Dr.Tedros Adhanom,Wasiirka Arimaha Dibada ee Kenya Aamina Maxamed Jibriil.

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheikh Maxamuud, Ayaa sidoo kale kamid ah wafdiga maanta gaaray magaaladda kismaayo ee xarunta Gobolka Jubadda Hoose,

Garoonka diyaaradaha ee magaalada Kismaayo ayaa maanta aad mashquul ah iyadoo ay ka degayaan diyaarado sida wafuud kala duwan,Waxaanna dhinaca kale Halkaasi Ka Socda Xafladda Lagu caleema saarayo baarlamanka cusub ee maamulka Jubbaland,

Daawo sawirro.

 

 

 

DSC09310-500x281 DSC09312-500x281 DSC09314-500x281 DSC09325-500x281 DSC09327-500x281 DSC09329-500x281 DSC09335-500x281 DSC09337-500x281 DSC09339-500x281 DSC09367-500x281 DSC09372-500x281 DSC09425-500x281 DSC09430-500x281 DSC09448-500x281 DSC09465-500x281 DSC09468-500x281 DSC09470-500x281 DSC09472-500x281 DSC09480-500x281 DSC09487-500x281 DSC09496-500x281 DSC09507-500x281 DSC09515-500x281 DSC09549-500x281