Seylada weyn ee magaalada Boosaaso ayaa saxmad aad u balaaran lagadareemayay Maalmihii ugu dambeeyay ee u diyaar garowga Ciida Adxa gaar ahaan maanta oo ay ku beegneyd maalintii ugu dambeysay ee u diyaargarowga Ciida.

Dadweyne Aad u tiro badan ayaa ku soo qul qulayay Saylada si ay uga iibsadaan xoolaha Udxiyada loo qalo Maalinta Ciida Carafo oo Berri ku beegan.

Mar aynu maanta Booqasho gaaban ku tagnay ayaa waxaan kula kulanay dadweyne isugu jira Rag iyo Haween oo iyagu xoolaha loo soo iibgeeyay Seylada iibsanayay, .

Daawo Sawirada