Daawo Sawirada ka Amba baxii Wafuudii ka qeyb gashay shirka wadatashiga ee magaalada Garoowe gelinkii dambe ee shalay ka dib markii uu soo gaba gaboobay shirka.

Daawo Sawirada

FG- waxan aqrista yaashayda ka raali gelineynaa dib u dhaca ku yimid sawiradan oo ahaa gelinkii dambe ee shalay.

C/naasir Yaasiin
SBC International Garoowe