Sida sawirkan laga dheehan karo Dhererka uu sameeyay dabka oo guud ahaan suuqa saameeyay

Waxaan ka cudur daaraneynaa sawirada oo aan aad u muuqan sababo Korontadii magalada oo la demiyay
Balse waxaa muuqanaya iftiinta dabku sameeyay