Xuska Sanad Guuradii  51aad ee Xoriyada gumaystihii isla markasna ay midoobeen Goboladii Koonfureed markii uu ka baxay Gumaystihii Talyaaniga ayaa si wayn looga xusay Magaalada Garowe.

Munsaabad balaaran oo laga so shaqeeyay ka soo qayb galkeeda iyo amaankeeda ayaa  lagu qabtay Xarunta Madaxtooyada ee Garowe, ayna  ka soo qayb galeen Madax ay ka mid ahayeen Madaxawaynaha Puntland C/raxmaan Maxamed Maxamuud Faroole Gudoonka barlamanka xubnaha golayaasha Mamulka Puntland isimo Waxgarada dhalinyaro Fanaaniin iyo marti sharaf kale oo lagu casumay kana socday Qunsuliyada Itobiya ay ku leedahay itoobiya Garowe,

DAAWO SAWIRADA

Abdinaasir Yaasiin
SBC International Garoowe