Magaalada Hargeysa ee xarunta maamulka la magac baxay Somaliland ee gobolada waqooyi ee Soomaaliya waxaa lagu qabtey isu soo bax balaaran oo ay dadka deegaankaasi ku xusayeen maalinta 18-ka May ee ay u aqoonsan yihiin maalinta madaxbanaanida Somaliland.

Isu soo bax balaaran oo uu ka qayb galey madaxweynaha maamulkaasi Axmed Maxamuud Maxamed (Siilaanyo) ayaa lagu qabtey fagaaraha Khayriyada ee magaalada Hargeysa, wariyaha SBC ee magaalada Hargeysa Hayaan Faarax ayaa soo diray sawirada maanta ee isu soo baxa hargeysa.

DAAWO SAWIRADA