Masuuliyiinta Ciidamada Badda ee Puntland iyo Masuuliyiinta Maamulka ee Gobolka Bari ayaa ku so bandhigay Gudaha dekada Boosaaso Hub farbadan oo laga soo qabtay Degmada Qandala ee Gobolka Bari halkaasi oo ay hubkan keentay Dooni ay wateen Koox Carab ah oo ku safarayay Dooni Nooca Dheereeya ah