Magaalada Garoowe caasimada Puntland maanta waxaa la soo gaarsiiyay dad la heysta yaal ahaa oo kooxo burcad badeed ah ay ku heysteen mudo ka badan 2 sano xeebaha degmada Garacad.

Ciidamada Badda Puntland ayaa maalmo ka hor ku soo furtay howlgal shaqaalahan iyo markabkii  ay burcad badeedu heysteen waxaana ay dhanyihiin 22 qof.

Hadaba Daawo Sawirada aynu ka soo qaadnay






C/naasir Yaasiin Salaad
SBC International Garoowe