Sida aad kula socoteen wararkii aan idiin soo gudbinay maanta waxaa ka furmay magaalada Muqdisho gaar ahaan xarunta baarlamanka KMG Soomaaliya kulanka wadatashiga arimaha Soomaaliya oo ay ka soo qayb galeen madax ka kala socotey dawlada KMG, maamul goboleedyada dalka, qaramada midoobay, Jaamacada Carabta, Midowga Afrika & xubnaha golayaasha dawlada.

DAAWO


 

Axmed Aar

SBC Muqdisho