Afaaka hore ee laga galo suuqa marka aad ka timaado dhanka qorax u dhaca

Qaar ka mid ah hantida ganacsatada oo banaanka loosoo daad gureeyay.

Bartamaha Suuqa Boosaaso

Baqaaro iyo Goobo ganacsi iyo baalayaal ka muuqanaya Sawirka gubashada Suuqa.

Qaar ka mid ah ganacsatadii iyo Bulsha weynta Boosaaso oo Suuqa soo booqday.

Olol ka muuqanaya Bakhaar ka mid ah Bakhaaradii suuqa.



Wadada isku xirta Aaga looyaqaan Suuqa Caanaha ilaa sarifka Suuqa Boosaaso oo aan horay Qof u mari karin oo iminka noqotay Wado.

Dabaqa Suuqa Caanaha Boosaaso oo Dhamaan Dhulka la sinmay.

Bartamaha Suuqa weyn ee Boosaaso gaar ahaan goobo lagu iibin jiray Bagaashka.



Dabaqii Suuqa Caanaha

Qaar ka mid ah Shaqaalaha Hay’ada warbaahinta Soomaaliyeed ee SBC oo Howl shaqo ka fulinaya Suuqa.

Sawirqaade: Axmed Maxamuud Axmed (nuune)