Daawo Sawirada aynu ka soo qaadnay Kulan saxaafadeedkii maanta la isugu yeerey saxaafada kaas oo la isugu yeeray saxaafada si loo soobandhigo Markab ciidamada Badda Puntland Sooqabteen oo Badda Puntland ku shubayay Sibir Dhacay.