Photo News:- Daawo Sawirada ku dhawaqistii madaxweynaha Cusub iyo dhaarintiisa

Halkan ka daawo Sawiro kooban oo ku aadan dhaarintii madaxweynaha Cusub ee la doortay iyo weliba Sawiro kale oo ku aadan hadalo ay halkaasi ka soo kala jeediyeen Madaxweynaha Cusub, madaxweynihii hore iyo weliba Gudoonka Baarlamanka Soomaaliya.

Hoos ka daawo Sawirada

Fadhiga xildhibaanada Baarlamaanka xiligii ay socotay Codeynta

Gudoomiyaha Baarlamanka Soomaaliya oo Gudoominaya Kulanka Doorashada Madaxweynaha,

Madaxweynaha Cusub ee Soomaaliya Xasan Sheeq iyo Gudoomiyaha Baarlamanka Prof Jawaari oo is gacan qaadaya.

Madaxweynaha Cusub ee Soomaaliya Xasan Sheeq iyo Madaxweynihi hore Shariif Sh Axmed

Madaxweynaha Cusub ee Soomaaliya Xasan Sheeq iyo Madaxweynihi hore Shariif Sh Axmed oo isgacan Qaadaya.

Madaxweynihii hore Soomaaliya Shariif Sh Axmed oo Hadal halkaasi ka jeedinaya.

Xubno ka tirsan Beesha Caalamka oo ku sugnaa goobta Doorashada ka socotay oo dhageysanaya Qubadaha

Gudoomiyaha Maxkamada Sare oo dhaarinaya madaxweynaha Cusub ee Soomaaliya.

madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheeq Maxamuud oo Hadal halkaasi kajeediyay ka dib dhaarintii la dhaariyay

Daalacatey :1507

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>

ARTICLE TOOLS
Share to Facebook Share to Twitter Email to friend Print