Halka ka daawo Sawirada Ansixintii golaha Baarlamanka Soomaaliya ay maanta ansixiyeen raiisul wasaaraha cusub ee Xukuumada 4sano soo socota ee uu magacaabay Madaxweynaha Soomaaliya.

Waxaa sidoo kale sawirada ka muuqanaya dhaarintii halkaasi lagu dhaariyay raiisul wasaaraha cusub Cabdi Faarax Shirdoon Saacid

Daawo Sawirada

Gudoomiyaha baarlamanka Soomaaliya Brof Jawaari oo ka hadlaya Mimbarka Hoolka Shacabka

Xildhibaanada Baarlamanka Soomaaliya.

raiisul wasaaraha Cusub ee Soomaaliya Xiligii uu qudbada u jeedinayay Xildhibaanada.

Ka dib Ansixinta raiisul wasaaraha cusub mr Shirdoon oo la dhaarinayo

Raiisul wasaarihii hore Dalka C/wali gaas oo isna goobta ka hadlay

Ergo ajinabi ah oo ku sugan Howlka Guriga shacabka.

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheeq Maxamuud oo isna halkaasi ka jeedinaya Qudbad .