Dhamaan saaxiibada ku xiran SBC Online waxaan la socodsiinaynaa inaan ku haynno  web-ka hawlo farsamo oo lagu balaarinayo baaxada booqashada web-ka, waxaa hakad ku imaanayaa ama ku yimid wararkii aad kala socoteen SBC insha ALAAH saacaadaha soo socda ayaan fileynaa inaan dhameyno hawlahaasi sidaasi awgeed raali galin ayaan hawada idiins oo marinaynaa.

Maamulka Web-ka.