Waxaan jeclnahay inaan ku wargalino saaxiibada sida joogtada ah ugu xiran web site-ka SBC in hadii ay timaado cilad uu kuu soo bixi wayao page-ka aanay aheyn cilad weyn oo ay tahay booqashada web-ka aad oo u badan xiligan oo ay socdaan warar aad u xasaasi ah.

Hadii aad gujiso www.allsbc.com ama www.sbclive.net oo uu kuu  soo bixiyo faldan iska yara dulqaado booqashada aad u badan daqiiqado waxaa dhici karta in uu dib u dhaco waxaa dhici karta in hal mar ay booqanayaan oo click gareynayaan page-ka dad ka badan 200 marka sidaasi ula socda.

Tan kale waxaad booqan kartaa any domin ama magac kasta oo kala ah www.sbclive.net, ama  www.allsbc.com, ama www.sbclive.com
Taasi oo aan ula jeedno inaad si fudud ku heli karto wararka SBC.

Labadii maalmood ee ugu dambeysay wuxuu marayaa heerka booqashada website-ka kumaan kun oo qof iyadoo halkii maalin ay soo galayso in ka badan 20 kun oo qof taasi oo ah wararka xasaasiga ah ee xiligan socda, marka dulqaata waxaynu isku dayeynaa insha ALAAH inaan idinka haqabtirno adeega aan idiin hayno.

Mahadsanidiin