Wararka hor u dhaca ah ee ka soo baxaya doorashooyinka dalkaasi Mareykanka ayaa u badinaya cod bixintii ka dhacday dalkaasi in uu ku guuleystay Musharax Brack Obama oo ah madaxweynihii dalkaasi.

Sida ay xaqiijinayan codadka latiriyay ilaa iyo iminka Madaxweyne Obama ayaa ku horeeya gobolada lagu xisaabtamayay kuwaasi oo muhiim u ahaa doorashada islamarkana ay labada musharax ku xifaaltamayeen.

Wararkii ugu dambeeyay ee Doorashadana wax ay xaqiijinayaan in Brack Obama si rasmi ah dib loogu doortay markale 4ta sano ee soosocota .