Koobka Premeirship-ka ayaa galabta soo afjarmay waxaa sanadkan kooxaha heerka labaad ku biiray Blaclpool oo sanadkan soo gashay, Birmingham oo iyadu sadex sano oo xiriir ah aan ku jirin mudooyinkan Premeirship-ka & Westham.

Waxaa sanadkan soo galaya QPR oo London ka dhisan, Norwich oo hada banaanka taagan waxaa la sugayaa Readigin & Swanse Axada kii soo baxa.

Koox Ciyaartey Goolal Nadiif ah Dhibco
1 Man U (C) 38 41 80
2 Chelsea 38 36 71
3 Man City  38 27 71
4 Arsenal 38 29 68
5 Tottenham  38 9 62
6 Liverpool 38 15 58
7 Everton 38 6 54
8 Fulham 38 6 49
9 Aston Villa 38 -11 48
10 Sunderland  38 -11 47
11 Westbrom 38 -15 47
12 New Castle 38 -1 46
13 Stoke City 38 -2 46
14 Bolton 38 -4 46
15 Blackburn 38 -13 43
16 Wigan  38 -21 42
17 Wolves 38 -20 40
18 Birmingham  38 -21 39
19 Blackpool 38 -23 39
20 Wet Ham 38 -27 33