Musharaxiinta u tartamaya Xilka Gudoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliyaa ayaa haatan lagu dhawaaqay waxaana ay wareega koowaad u kala heleeen sidan Soo socota.
Prof. Maxamed Cismaan (Jawaari)———————— 119 cod
Prof. Cali Khaliif Galeyr—————————————-77 Cod
Xasan Abshir Faarax——————————————–5 cod
Cabdi Xaashi C/laahi iyo—————————————23 cod
C/rashiid Maxamed Xidig————————————–10 cod
Waxaa tanaasulay Cabdi Xaashi C/laahi oo ka mid ahaa Musharaxiinta
Tirada Guud ee xildhibaanada Codeysay waa 234 xildhibaan waxaana Xumaaday 2 cod oo ka mid ah codadkii la dhiibtay
Daalacatey :646