Nabadoonada Gobolka Bari oo Yeeshay Kulan Ay Ku Taageerayeen Madaxweynaha Cusub .

KUlan Balaaran oo ay Yeesheen Nabadoonada Gobolka Bari Kulanka Ayaa Waxaa Shir Gudoominayey Gudoomiyaha Nbadoonada Gobolka Bari Nabadoon Caduqaadir Axmad Ibraahim Xarago.

Gudoomiyaha Nabadoonada oo ugu Horayn Shirka Kahadlay AYaa Sheegay In uu Aad usoo Dhawaynayo Madaxweynaha Cusb ee Baarlamaanka Somalia ay Doorteen Habeenkii Xalay Ahayd .

Xarago ayaa Sheegay in Isbadalka Dhacay uu Ahaa Mido Loo Baahnaa Wuxuuna Sheegay In Madaxweyne Xasan Shekh Maxamuud ay Ka Rajaynayaan In uu Noqdo Mid Dadka Somaliyeed Wax u Qabta .

Sidoo Kale Nabadoonadii Kale ee Kasoo Qaybgalay Kulanka AYaa iyaguna Sheegay in ay Siweyn Usoo Dhaweynayaan Madax weynaha Ladoortay .

Habeenkii Xalay Ayeey Ahayd Markii Xildhibaanada Somalia Ay Madaxweyne u Doorteen Xasan Shekh Maxamuud,

Sawiro





Cismaan Saalax Ismaaciil
SBC International Boosaaso

Daalacatey :770

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>

ARTICLE TOOLS
Share to Facebook Share to Twitter Email to friend Print