Iminka waxaa Hadlay Musharaxa labaad ee u taagan xilka Madaxweyne Nimada Waa musharax Xuseen Khaliif Jaamac.

Musharaxa waxa uu ka hadlay arimo farabadan oo ugu jirta Ajandihiisa wax qabadka hadii loo doorto madaxweyne nimada Soomaaliya .


Musharax Xuseen Khaliif Jaamac oo ahaa musharaxii labaad ee ka hadlay golaha