Salaan ka dib Waxaan ahay salad Cali Jeele Musharax u taagan Xilka Madaxtinimada Soomaaliya waxaan ahaa xildhibaan ahaa Waxaan Masuuul ka soo tirsanaa Xukuudihii hore oo aan u dhaqmeyn sidii inay Yihiin Madax kala duwan.

Salaad Cali Jeele waxaa uu sheegay inuu u adkeysan waxayay in Fursada Somaaliya maalin walbo ay lunto waxaan Karaamada ka qaadaan

Waxay rabaan dhaman dadka isa soo sharaxa inay Soomaalida dhaafiyaan Aduunyada oo ay aakhiro u diraan Waxaa uu qdubada Mr Jeele u badneyd Qosol iyo Maad ka qoslisay Dhamaan Dadka Goobta Joogay

Waxaan ahay isbadel doon Waxaana aan ahay oday wax badan xog ogaal u ah Waxaa isleeyahay anigaa samatabixin karee aan samatabixiyo Waxaad ogtihiin in Dadkaan ay lacag lunsadeen aya dhulka ayay gadanayaan ee aan iska fiirino

Anigoo ah Salaad waxaan aaminsanahay Inaan ahay musharax daacad ah oo waxqabad leh islamarkaasina waxaan soo noqda Wasiir ku xigeeniadii Warfaafinta Iyo Gashaadhiga waxaana ahaa ninkii badbaadiyay Dowlada Xilli ay adkeyn in la sheegto Shaqada Dowlada Waxaana ahay ninkii keenay Ciidamada Midowga Afrika

Waxaan ahay Muwaadin Waxaan ahay nin garanaya waxaad u baahan tihiin Waxaan Idin leeyahay Lacagta intaad qaada taan aniga codka isiiya Xildibaaanadiina

Waxaan wax ka qaban doonaa Arimaha Biyahaa Biyo wanaagsana waa la cabi doonaa Iinsha allah

Waxaan Dalka Soomaaliya u sameyn doonaa Saaxiibo kalaa duwan kuwaas oo wax badan ayaay ka badli doontaa xaalada

Waxaa salad sheegay inuu beegsan Doono Araggaxisada iyo Burcad badeeda Soomaalida Waxaan idinka tugayaaa inaaad codkiina isiisaan