Musharax Maslax Siyaad Bare oo Hada dhameystay Qudbadiisa ku aadan


Maslax Maxamed Siyaad Baarlamaanka ayuu u mahadceliyay waxaa u sheegay inuu ahaa sarkaal ka tirsan Dowladii Hore waxaana uu sheegay in Magaalada Muqdisho Mashaariicda ka dhisnaa inay ahayd cida Fulisay Hayada uu isagu madaxda ka ahaa isaga oo mid mid u xusay Mshaariicdaas .

Waxaan Uu Musharax Maxamed Siyaad ka hadlay waxaa uu qaban Doono Qodob Amniga iyo Dhaqaalaha Ay ugu horeeyaan waxaana uu sheegay in uu ciidamada Xuquuqdooda uu il gaar ah ku fiirin doono.

Waxaa uu sheegay in Umada Burbursan ee Soomaaliya oo u baahan taakuleyn ay la hadli doonan Beesha Caalamka ayna kula dhaqmi doonan Sida Caadiga ah.

Waxaa uu sheegay hadii la doorto inuu wax badan badeli doono

Daalacatey :679

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>

ARTICLE TOOLS
Share to Facebook Share to Twitter Email to friend Print