Musharax C/raxmaan Macalin Baadiyow oo Xildhibaanada uga waramay taariikh nololeedkiisa &…


Musharax C/raxmaan Macalin Baadiyoow ayaa isana halkaasi ka hadlay waxaana uu ka sheekeeyay Barnaamijkiisa siyaasadeed ee kaga aadan hadii loo doorto xilka madaxweynaha Soomaaliya.

Waxaa uu ka hadlay musharaxu arimo badan oo ku saabsan siyaasadihii kala duwanaa ee Soomaaliya Soomartay sanadihii ugu dambeeyay .

Waxa uu tilmaamay musharaxu in dowladiisu hadii loo dorto madaxweynaha dalka uu siweyn wax kabadel ugu sameyndoono nidaamka dowladeed kana shaqeynayo horumarka, amaanka iyo dib u shiska

Waxa uu balanqaaday in uu fulinayo oo uu ku ekaanayo waxyaabaha laga rabo madaxweyne ahaan hadii la doorto raacayana sharciyada ku yaala dastuurka Soomaaliyeed..

Ugu dambeyntiina waxa uu u sheegay xildhibaanada Baarlamanka in ay codkooda siiyaan ,

Daalacatey :1420

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>

ARTICLE TOOLS
Share to Facebook Share to Twitter Email to friend Print