Musharax C/qaadir Cosoble ayaa isna hadalkiisa ka jeediyay Guriga Shacabka


Musharax C/qaadir Cosoble ayaa ka sheekeeyay taariikh nololeedkiisa isagoona tilmaamay waxyaabo badan oo uu wax ka qabandoono sida dhaqaalaha caafimaadka iyo Dowlad wanaaga.

Waxaa uu sidoo kale ka hadlay arinta goosashada maamulka Soomaaliland isagoo tilmaamay in hadalo ay ka mid tahay waa muqadis iyo waan goosanay oo lagu dhawaaqo aysan ku kala go’en umada Soomaaliyeed balse hadii la doorto isaga uu ku dhaqaaqi doono wadahadal dhab ah oo umadu ay ku midoobeyso.

Ma arki doontaan hadaad I doorataan dad isheysta maamul isheysta, waxan idiin balanqaadayaa in aydaan arkin madaxweyne iyo baarlaman oo isheysta waxaana idinka codsanayaa .

Daalacatey :1450

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>

ARTICLE TOOLS
Share to Facebook Share to Twitter Email to friend Print