Waxaa halkaan tacsi tiiraanyo leh kadiraya Dhamaan Maamulka Warbaahinta SBC oo uu ugu horeeyo Mulkiilaha SBC International Cali Cabdi Awaare,Xaaskiisa Iyo Caruurtiisa Agaasimaha SBC Maxamed Deeq Cabdalla Xaaskiisa iyo Caruurtiisa

Mowliid Hajji Cabdi & Xaaskiisa iyo Caruurtiisa
Khaalid Maxamuud C/raxmaan
Maxamed Cali Iimaan
Cismaan Saalax Ismaaciil
Axmed Maxamuud Axmed (Nuune)
Keyse C/rashiid Cismaan
Siciid C/laahi Jaamac
Jihaaan Maxamed Cabdi
Casiiso Muuse C/kariin
Maxamuud C/laahi Faarax
Xasan Cabdi Farey Gentleman
C/naasir Yaasiin Salaad
Maxamed Daahir Caynsane
Maxamed Siciid Yuusuf
Yuusuf Max’ed Maxuumd (Yuusuf Yare)
C/casiis Ibraahim Axmed (Okey)
Axmed C/salaam (Fiyera)
C/raxmaan yare
Faysal Khaliif
Liibaan C/laahi faarax (Qaran)
Cawil Nadiif Suldaan
C/Jamaal Macalin Axmed
C/khaddar Maxamed Sirad
Cali Xuseen Baafow
Cali Maxamed Muuse (Jiim)

Dhamaan Mulkiilaha, Maamulka, Wariyaasha Warbaahinta Soomaaaliyeed SBC waxay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan Eheladii Qaraabadi iyo Umadii Soomaaliyeed ee uu ka baxay AHN C/laahi Yuusuf Axmed Madaxweynihii hore ee Soomaaliya oo Xalay 23.03.2012 ku geeriyooday Isbitaalka Sheekh Zaaid ee magaalada Abu-Dubai ee dalka Imaaraadka. Waxay Dhamaan Dadkani leeyihiin Eebe ha u naxariisto janadii Fardowsana Alla Haka waraabiyo intii uu ka tagayna Samir iyo Iimaan eebe haka siiyo. 

Amiin Amiin Amiin