Tacsi Tiiraanyo leh: Mulkiilaha & maamulka warbaahinta SBC oo tacsi u diraya wariye Cali Maxamed Muuse (Cali Jiim)

                                                                                                       Tacsi Tiiraanyo leh

                                                                                              Inaa Lillaahi wa inaa ilayhi raajicuun

Mulkiilaha hay’adda warbaahinta Soomaaliyeed SBC Cali Cabdi Awaare, dhamaan maamulka & hawlwadeenada SBC Mowliid Xaaji Cabdi Maxamed-Deeq Cabdalla, Khaalid Maxamuud, dhamaan farsamoyaqaanada, kaamireystayaasha, wariyeyaasha, & guud ahaan shaqaalaha SBC waxay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan Wariye Cali Maxamed Muuse (Cali-Jiim) oo ka mid ah wariyeyaasha SBC oo hooyadiis ALLAHA u naxariistee Culimo Cali Jaamac oo dhawaan ku geeriyootay magaalada Nairobi ee dalka Kenya, marxuumada ILAAH u naxariisto Cali Jiim, qoyskiisa, iyo dhamaan reer Maxamed Muuse ILAAH samir & iimaan ka siiyo neecow udgoon & naruuro ha ku siiyo Iilka Qabriga, Janadiisa fardowsana ha ka waraabiyo. Aaaaaaaaaaaamiin…..Aaamin…………………….Aaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaamin

 

Sidoo kale tacsi taasi la mid ah waxaa diraya

Suldan Bashir Maxamed Geelle iyo Xaaskiisa

Axmed Maxmed Faarax (Axmed Saadiq) iyo xaaskiisa 

C/fataax Xaaji Buux iyo xaaskiisa

Yaasiin Xaaji Buux iyo xaaskiisa

Jamaal Maxamed iyo xaaskiisa

Zakariye Eenow iyo xaaskiisa

Axmed Wacays iyo xaaskiisa

Axmed Cabdi Xasan (Axmed Qaylo) iyo xaaskiisa, 

Faysal Axmed Ismaciil iyo xaaskiisa

C/fataax Maxamed Aden (Midnimo)

George Ziyuko iyo xaaskiisa

Xasan Rasta iyo xaaskiisa

C/laahi Da’uud

Sabaax Asker iyo carruurteda

Dhammaan bahda Raadiyo Samadoon

Maxamed Shire iyo xaaskiisa 

Fartuun Shire iyo odaygeeda

Maryan Shire iyo carruurteeda

Qaahira Shire iyo odaygeeda

iyo dhammaan bahda saxaafadda Samadoon.com, Nuxur.com, Calanka.com, Shacabkamedia.com, Allsbc.com, Shaaciye.com

Waxay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan Cali Maxamed Muuse (Cali Jim) oo ay hooyadii Allaha u naxariistee Culumo Cali Jaamac ay ku geeriyootay dalka Kenya, maalinimadii Axadda taariikhdu markay ahayd 19/6/2011. Tacsi taa la mid ah waxaa loo dirayaa Faadumo Maxamed Muuse oo ku sugan Magaalada Gaalkacyo ee dalka Somaliya.

 Sidoo kale waxaa geerida ku timid Hooyo Culumo Cali looga tacsiyeynayaa dhammaan qoyska Reer Cali Maxamed Muuse, gaar ahaan Cali xaaskiisa Fadumo Maxamed Gabayre, iyo carruurtooda oo kala ah Cabdulqaadir Cali, Maxamed Cali iyo xaaskiisa Faanta Sheekhunaaa, Caasha Cali iyo odaygeeda Axmed Cali, Cumar Cali iyo Xaaskiisa Helsen Maxamed, Saalax Maxamud iyo xaaskiisa, Maxamuud Cali, C/hamid Cali  iyo dhammaan ehelada ay ka baxday Hooyo Culumo Cali Jaamac.  Ilaahay ha u naxariisto Hooyo Culumo Cali intii ay ka tagtayna samir iyo iimaan Allaha ka siiyo.  Aaamiiin….Aamiiiin….. Inaa Lillaaah wa inaa ileyhi raajicuun.