Maxay tahay sababta Al-Shabaabku u fulisay qaraxii maanta ee madaxtooyada+Dhageyso

Qaraxii khasaaraha badan ee dhimashada iyo dhaawaca isagu jiray geystey ee maanta ka dhacay xarunta madaxtooyada Villa Soomaaliya ee magaalada Muqdisho ayaa waxaa masuuliyadiisa sheegtey xoogaga Shabaabka ee dagaalka kula jira ciidamada AMISOM iyo kuwa dawlada KMG Soomaaliya.

Afhayeenka Al-Shabaab Sheekh Cali Maxamed Maxamuud (Sheekh Cali Dheere) oo shir jaraa’id qabtey ayaa cadeeyey in ay iyagu ka dambeeyeen qaraxaasi isla markaana uu fuliyey nin lagu magacaabo Xasan C/qaadir Cabdi oo loo yaqaan Muxsin.

Hadaba maxay rahay sababta qaraxaasi ay u fuliyeen oo ay ula jeedeen, si aad u dhageysto riix link-ga hoose.HALKAN RIIX

Daalacatey :856

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>

ARTICLE TOOLS
Share to Facebook Share to Twitter Email to friend Print