Daahfurka mashruucan lagu hormarinayo qaybta waxbarashada dhalinyarada  gobolka nugala ayaa waxaa kasoo qaybgalay masulinta ururka kaalo ee mashrucan u qabilsan iyo haydaha maxaliga ee kajira magalada garowe dhaliyarada ka faiidaysanaysay barnajimkan waxaana lagu  baraaya dhalinyarada xirfado kala duwan oo  ay ku shaqaynsataan si uu ay u helanaa musaqabal wanagsan

Qaarka mid ah ardayda heshay  fursdan waxbrasho ayaa shegay in ay ku faraxsanyihiiin fursadan ay heleen ayna ka faaidaysan doonan

 Ayaan caydarus xaaji xirsi oo ka tirsan wasaarada shaqada iyo shaqalaha Puntland ayaa tilamantaya in wasarda xilwaynka saranyahay   ina dhalinyarada shaqo abuur u samayso

Maxamed macalin oo ah  xubin katirsan ururka  Tides aya isna shegay  inay ka qayb qadanayan baranmijaka lagu hormarinayo waxbarshada dhalinyarada

Xiririyaha mashruuca  ahaydad kaalo  cabdi xaliim ayaa waxaa uu kawra bxiiyey  tirdada arday gobolada Puntlad ee logu talagalaay inay ka faiidaysata mashruucan waxaana uu sheegay in araday markay dhamaysatan waxbarashadoda  lasiin doono shaqoyin.

Mashruucan lagu hormarinyao waxbarsha dhaliyarada gobolka Nugal aya ka faiidaysnaya arday garaysa 200 waxana uu soconaya mudo sanadka ah iyadoo ay iska kashanaya shan hayadood

Waxaana lagu wadaa in mashruucaan uu ka hirgalo guud ahaan gobolada puntland  waxaana ka faaidaysan doona dhalinyaro badan oo aan lahayn xirfado ay ku shaqaystaan.

ti ti 1 tidhes ti 2 tidhes 1 tidhes 3 tidhes 2 ti 3

Samiiro C/raxmaan
SBC International Garoowe.