Waxaa maalmihii ugu dambeeyey ka socdey magaalada Garoowe ee xarunta Puntland shir ku aadan ansixinta dastuurka cusub ee Puntland lagu dhaqayo, kaasi oo ay ka qayb galayaan ergooyin kor u dhaafaya 400 oo ka kala yimid gobolada Puntland.

Gudoomiyaha Gudiga doorashooyinka Puntland Maxamed Xasan Barre ayaa saxaafada maanta uga waramay halka ay marayaan hawlaha ansixinta dasyuurka.

Link-ga audio -ga hoose ka dhageyso Maxamed Xasan Barre oo ka waramaya arimahaasi.
Halkan ka dhageyso hadalka Gudoomiyaha

SBC News Desk