MAQAL:Sababta Issimada Puntland uga soo baxeen shirka Magaalada Muqdisho

Maalinimadii shaley waxaa ku soo laabtey magaalada Garoowe ee xarunta Puntland Issimadii ka socdey deegaanada Puntland ee ka qayb galayey shirka ka socda magaalada Muqdisho ee ku aadan arimaha dastuurka loo sameynayo Soomaaliya.

Issimadan ayaa markii ay ku laabteen magaalada Garoowe waxaa saxaafada la hadley Garaad C/laahi Cali Ciid oo ka mid ah Duqeyda dhaqanka reer Puntland, isagoo ka warbixiyey sababaha shirka uga soo baxeen.

Hadaba link-ga audio hoose ka dhageyso arintan oo uu faahfaahinayo Garaad C/laahi.HALKAN ka dhageyso hadalka Garaadka

Madaxweyne kuxigeenka Puntland Jen. Cabdi-samad Cali Shire oo ka hadley soo dhaweyn loo sameynayey Issimada soo guryo noqdey ayaa ka warbixiyey sida xukuumadiisu u aragto soo laabashada Issimada.

Link-ga hoose ka dhageyso hadalka Madaxweyne kuxigeenka.Halkan ka dhageyso hadalka madaxweyne kuxigeenka

SBC News Desk

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>

ARTICLE TOOLS
Share to Facebook Share to Twitter Email to friend Print