Maamulka Puntland ayaa digniin ka soo saarey wax ka badal lagu sameeyo heshiisyadii Road Map-ka ee arimaha siyaasada Soomaaliya, gaar ahaan dhinacyada dastuurka iyo waqtiga kala guurka.

Wasiirka maaliyada Puntland Faarax Cali Shire ayaa sharaxaad ka bixiyey waxyaabaha Puntland ka digtey ee ay ka biyo diidsan tahay, si aad u dhageysato shir jaraa’id oo lagu sharaxayo arimaha Puntland ka gaws adeygayso riix link-ga auido hoose.
HALKAN RIIX