MAQAL:Madaxweynaha Somalia oo ka hadlay aqoonsiga dawlada Mareykanka

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa wareysi uu bixiyey wuxuu kaga hadley aqooiga dawlada Mareykanku ay ku aqoonsatey dawlada Soomaaliya, iyadoo arintaasi ay maanta ku dhawaaqdey xoghayaha arimaha dibada Mareykanka Hillary Clinton.

Wareysi lala yeeshay Madaxweyne Xasan Sheekh ka dhageyso Link-ga audio-ga hoose.HALKAN KA DHAGEYSO

 

Daalacatey :1666

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>

ARTICLE TOOLS
Share to Facebook Share to Twitter Email to friend Print