Maalinimadii shaley waxaa magaalada Garoowe lagu ansixiyey dastuurka cusub ee Puntland lagu dhaqayo kaasi oo ay ansixiyeen ergooyin tiradoodu ku dhawdahay 500.

Hadalo kala duwan ayaa waxaa halkaasi ka jeediyey masuuliyiin kala duwan oo ka socotey Dawlada KMG Soomaaliya, Puntland, Issimada, Marti sharaf iyo dad kale, waxaan hadaba idiin soo gudbinaynaa khudbadihii laga jeediyey goobtaasi.

Khubada ugu horeysa ee aan idiin soo gudbinayno ayaa ah tii uu jeediyey Madaxweyne Faroole si aad u dhageysato riix link-ga audio hoose.
Halkan riix si aad u dhageysato khudbada Madaxweynaha

 Dhageyso hadalkii Ra’isalwasaree kuxigeenka DKMG

Halkan ka dhageyso hadalkii gudoomiyaha gudiga doorashooyinka Puntland

 Halkan ka dhageyso hadalka Islaan Ciise

SBC News Desk