MAQAL:Hadalkii Gen.C/laahi Siciid Samatar jeediyey markii uu yimid Boosaaso

General C/laahi Siciid Samatar oo maanta soo gaarey magaalada Boosaaso ayaa markii yimid uu soo gaarey hoygiisa wuxuu jeediyey hadal ku aadan ujeedada socdaalkiisa, xaalada siyaasadeed ee Puntland, arimaha xisbiyada dawladu ku baaqdey, arimaha doorashada, arimaha amaanka, ciidamada, baaq uu u jeediyey Issimada Puntland iyo mowqifkiisa ku wajahan mudo kordhinta xukuumada haatan uu madaxweynaha ka yahay C/raxmaan Faroole.

Khubada C/laahi Siciid oo aheyd mid dheer ayaa markii uu soo gabagabeeyey waxaa su’aalo kala duwan waydiiyey saxafiyiinta, hadaba link-ga auid hoose ka dhageyso khudbadii uu jeediyey Gen. Samatar, isagoo xukuumada uga digay in ay hareer marto qabashada doorashada.HALKAN KA DHAGEYSO

SBC NEWS DESK

 

Daalacatey :1694

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>

ARTICLE TOOLS
Share to Facebook Share to Twitter Email to friend Print