Ardeyda wax ka barta qaar ka mid ah Jaamacadaha ku yaal Puntland ayaa dhawaan fursad u helay inay su’aalo waydiiyen Madaxweynaha Puntland C/raxmaan Maxamed Faroole, iyagoo su’aalahaasi ku aadanaayeen arimo badan oo ku aadan xaaladaha deegaanada Puntland ee dhinacyada siyaasada, amaanka iyo arimaha bulshada.

Barnaamijkan su’aalaha oo uu soo abaabulay Telefishinka Somali Sat xafiiskiisa magaalada Garoowe ka dhageyso link-ga AUDIO hoose.
HALKAN RIIX

SBC News Desk