MAQAL:Dhageyso sababta xukunka loogu ridey askar ciidamada Puntland ka tirsan

Sadex askari oo ka mid ahaa qabaha ciidamada Puntland gaar ahaan Booliiska & Daraawiishta ayaa maanta maxkamad la soo taagey iyadoo xukuno kala duwan lagu riday.

Xeerilaaliyaha Guud ee maxkaamda ciidamada Puntaland ayaa saxaafada uga waramay eedeymaha loo haystey sadexdan askari iyo waliba xukunada lagu soo oogay.

Hadaba link-ga audio ka dhageyso magacyada sadexda askari, dambiyada lagu soo oogay iyo waliba xukunka lagu ridey nooca uu yahay.
HALKAN RIIX

SBC News Desk

Daalacatey :1751

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>

ARTICLE TOOLS
Share to Facebook Share to Twitter Email to friend Print