Madaxweynaha Puntland C/raxmaan Faroole & Safiirka Turkiga u fadhiya Soomaaliya Dr.Kani Torum ayaa maanta saxaafada siiyey warbixin kooban oo la xiriirta xiriirka Puntland & Turkiga iyo socdaalka safiirka Turkiga uu ku tagey Puntland.

Waxyaabihii ay ka hadleen link-ga hoose ka dhageyso.
HALKAN RIIX DHAGEYSO CODKA MADAXWEYNAHA & SAFIIRKA