MAQAL:C/wali Gaas oo ka hadley diidmada Puntland ee dastuurka cusub(DHAGEYSO)

Raisalwasaaraha dawlada KMG Soomaaliya Cabdiwali Maxamed Cali Gaas ayaa wareysi uu bixiyey wuxuu kaga hadley arimo fara badan oo la xiriira siyaayada, amaanka caasimada & gobolada Shabaabka laga saarey, diidmada Puntland ka qabto qodobo ka mid ah dastuurka cusub ee Soomaaliya la doonayo in loos ameeyo, arimaha Somaliland ee ay kaga biyo diideen qaabka ay wadahadalka dhexmareya dawlada KMG Soomaaliya iyo maamulka Somaliland.

Ra’isalwasaaraha oo uu wareystey wariye Cawil Daahir oo ka tirsan Tv-ga Universal ayaa sidoo kale ka hadley sababaha ilaa iyo hada shacabka Soomaaliyeed loogu soo bandhigi la’yahay dastuurka cusub ee Soomaaliya loo sameynayo xili laga doodayo in la ansixiyo dastuurkaasi.

Hadaba arimahan oo dhan gaar ahaan qodobada Puntland soo bandhigtey inay doodo ka qabto ee la xiriira dastuurka cusub & waliba in uu jiro khilaaf u dhaxeeya DKMG Soomaaliya & Puntland ka dhageyso link-ga audio hoose.
Halkan Riix si aad u dhageyso wareysiga Cabdiwali Gaas

SBC News Desk

5 Responses to MAQAL:C/wali Gaas oo ka hadley diidmada Puntland ee dastuurka cusub(DHAGEYSO)

  1. duulaaye says:

    abdiwali gaas bal islaan bashiir meel haku geeyo
    waadiga uyeertaye waxaan puntland raali ka ahayn
    kuuma qabankaro islaan bashiir waxaanu
    kuleenahay waxaad meesha ujoogtaa puntland
    marka umada puntland kasoohorjeedo iskaga har

  2. ahmed says:

    puntland ma umada somaliyed ayeey kaduwantahay ayada meey dadka meesha eey isku raacaan la ogolaadaan mise waa meel faroole u af duubanoo suu doono kayeelaya
    shacabka somaliyed waa mid wax layiraahdo kooxdaas majirto

  3. duulaaye waa mahadsan tahay walaalo waa saaaad sheegtay c/weli gaas wuxuu meesha ku joogaa waa dadka iyo dalka puntland marka wuxuu ku khasban yahay inuu diido wax kasta oo puntland diido waayo haduu ka hor miyaado jiritaanka puntland oo uu raaco waxkastaoo puntland lidi ku ah dee wuxuu marayaa wadadii farmaajo marka waa inuu ogaadaa inuu shaati puntland ah qabo ama meesha kujoogo islaan bashiirna waxa uu kusoo kordhiyo waa arki doonaa maah maah baa ah farkeliya foolmadhaqdo

  4. daah says:

    viva puntland

  5. Axmed yasin says:

    Aniga waxan qaba gaas xaq ayuu uleyahay in uu umada so maliyed simo iskusina waxa ugu radiyo maxa yelay waa masul p/land mesha umajogo somali ayu ujoga marka p/land mahan mel farole uu suu doono kalyelo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>

ARTICLE TOOLS
Share to Facebook Share to Twitter Email to friend Print
NEWS IN ENGLISH
WARARKII