Ra’isalwasaaraha dawlada KMG Soomaaliya Cabdiwali Maxamed Cali Gaas ayaa ka hadlay qaraxii imiidaaminta ahaa ee maanta ka dhacay xarunta golaha murtida iyo madadaalada ee National Theater ee magaalada Muqdisho kaasi oo sida muuqata lagu doonayey in lagu dilo.

C/weli Maxamad Cali wuxuu ugy horeyn  Tacsi u diray Qoysaskii iyo Eheladii ay ka geeriyoodeen dadkii rayadka ahaa ee ku dhintey qaraxaasi, waxaana uu ku tilmaamay in falkan oo sida uu sheegay ay ka dambeyso Al-Qaacida isagoo xusey in qaraxaasi aanu niyad jab ku ridi doonin hawlaha ay wadaan.

Link-ga audio hoose ka dhageyso hadalka Ra’isalwasaare Cabdiwali Gaas.HALKAN KA DHAGEYSO HADALKA RA’ISALWASAARAHA

SBC News Desk