Barnaamijka waxbarashada todobaadkan waxaan ku soo qaadaneynaa waxbarshada luuqada Ingiriiska ee magaalada Garoowe gaar ahaan dugsiyada luuqadaha qalaad lagu barto oo soo kordhaya.

Barnaamijkan waxaa daadihinaya wariye C/casiis Ok. Link-ga hoose ka dhageyso.HALKAN RIIX