Dagmadda Xingalool Ee Gobolka Sanaag ayaa waxaa laga dareemayaa Udiyaargarowga munaasibadda Ciida oo ay naga xigaan Maalmo Kooban.

Suuqyada Qaar ee Magaladaasi ayaa waxaa lagu arkayaa dad farabadan oo Gadanayo dharka Noocyadooda kala duwan.

CIIDDA

sawirka Mashquulka suuqa

DHAGEYSO WARBIXIN: