Maalmihii ugu dambeeyay Magaalada Muqdisho xarunta dalka Soomaaliya waxaa soo gaarayay Fanaaniin si weyn looga yaqaan dalka iyo dibadda waxaana fanaaniintaasi ka mid ahaa King Khalid, Farxaan Xidig, iyo musikista yaal aad loo xiiseeyo.

Hadaba Xafiiska SBC ee Magaalada Muqdisho waxaa dhowaan booqday Alfanaan Farxaan Farxaan Muuse Cise oo loo yaqaan Farxaan Xidig,

Farxaan Xidi waa Fanaan Reer Jabuuti ah oo siweyn looga yaqaan geyiga Soomaaliyeed waxaana wareystay Wariyaha SBC International ee Muqdisho, C/qadar C/laahi Maxamed , waxaana uu ka waramayaa waxa uu ka aaminsanaa gudaha Muqdisho iyo safarka uu ku yimid waxa uu salka ku hayo.

Halkan ka DHAGEYSO WAREYSIGA.