Mulkiilaha Hay’adda Warbaahinta Somaliyeed ee SBC Mudane Cali Cabdi Awaare Oo Maanta Goob Fagaara Ah Kala Hadlayay Shacabka Dagmadda Qardho Ayaa Dhambaal Hambalyo Ah Udiray Guud Ahaan Shacabka Somaliyeed Dabaal dagga Munaasibadda Ciidda Owgeed.

Siyaasiga Awaare Ayaa sidoo Kale Hambalyo Hawada Umariyay Dhamaan Umadda Muslimiinta Ah Ee Maanta Udabaal dagayay Munaasabadda Farxadda Ciidda.

Ugu Danbeyn Ayuu Ilaahey oga Baryay Guud Ahaan Umadda islaamka Ah in sanadkan sanadkiisa xigga Uu ku gaaraan Bash bash iyo Barwaaqo Waarta.

Hoos ka dhageyso: