Waxaa goor dhoweyd ku soo gabagaboobay Magaalada Addisababa Ee Caasimada Dalka Ethiopia shir ay halkaas ku lahaayeen Qeybaha siyaasada Soomaaliya iyo beesha caalamka kaasi oo lagu eegayay halka ay marayaan Qoryasha Wax ka badalka marxalada Dalka iyo Sidoo kale is faham waa ka dhex jiray DKMG iyo Puntland Hadaba shirka ayaa goor kow ku soo dhamaaday is faham iyo Heshiis .

Wasiirka Waxbarashada Puntland Cabdi Faarax Juxa ayaa warbaahinta SBC u akhriyay qodobadii ugu muhiimsanaa ee Heshiiska Saxiixayaasha ay ku gaareen Caawa Magaalada Addisababa isaga oo sheegay in Puntland ay ku qanacday qodabada ka soo baxay wadahadalka Addis

Dhageyso Wasiirka oo SBC U waramaya
RIIX HALKAN