Dad kala duwan oo isagu jira madaxda Dawlada Soomaaliya, Puntland & maamulada kale ee dalka, culima’udiin iyo waxgarad ayaa qudbado kala duwan ka jeediyey aaskii maanta magaalada Garoowe loogu sameeyey ALLAHA u Naxariistee Marxuum Sheekh C/qaadir Nuur Faarax .
Qudbadihii Culima’udiinka Soomaaliyeed:
Link-ga hoose ka dhageyso khudbadaasi gaar ahaan qudbadihii Culima’udiinka Soomaaliyeed.
Halkan ka dhageyso qudbadihii Culima’udiinka
Qudbaidhii Madaxda Soomaalida ay jeediyeen.:
Halkan ka dhageyso Khudbadihii Madaxda qaybaha siyaasada