Gudoomiyaha Gobolka Sanaag Maxamed ismaaciil (Ciyoon) Oo La Hadlayay Idaacadda SBC Ayaa faah faahin ka bixiyay Qaxootigii ugu danbeeyay ee gaarayay magaaladda Badhan ee xarunta Gobolka Sanaag,

Wuxuu sheegay in ka maamul ahaan ay door wanaagsan ka qaateen Gurmadka qaxootiga ka yimid dalka yemen kuwaas oo  gaarayay deegaanadaasi,

Gobollo iyo Dagmooyin Ku Yaalla Puntland ayaa waxaa gaaray Qaxooti Ka yimid dalka yemen Oo Ay Ka socdaan Dagaallo Xad dhaaf ah.

Hoos ka dhageyso: