Masuuliyiin Ka Socda Dowladda Puntland Ayaa Maanta saxiixeen mashaariicdii lagu dhisayay garoonka diyaaradaha Garowe, iyo Jaamacadda Maakhir Baran, iyadona labadaasi mashruuc ku guulaysteen labo shirkadood, wuxuna heshiiskan ka dhacay magalada Dubai.

11012525_10155929736170055_636802753456489772_n

Kulanka Heshiiska

Wasiirka Wasaaradda Duulista Hawada iyo Garoomada Puntland Xasan Cadde Ayaa Goordhow Wareysi Gaar Ah Siiyay Warbaahinta SBC.

Hoos ka dhageyso:

Daawo sawiradda:

11800498_10155929737025055_2652153044739518069_n 11817228_10155929736420055_1903708644436155908_n 11824919_910949165636153_332776220613038804_n received_10207383000802249