Dowladda Maraykanka ayaa uga digtay muwaadiniintayda in ay u soo safraan dalkani kenya waxa ay uga tilmaameen in ay qatar ka jirto kenya oo halkii sano ee la soo dhaafya lagu dilay 125 qof sida lagu sheegay warbxinta Maraykankaq.

Waxda arimaha dibadda ee Maraykanka ayaa waxaa ay sheegtay in digniinta ay tahay mid cusub oo ku wajahan muwaadiniinta maraykanak ee doonaysa in ay u safraan dalkani keny

Digniintan oo soo baxday 5tii bishan ayaa noqanaysa digniintii ugu dambeesay ee xaga amanaka ah oo ka soo baxda dowladda maraykanka taasi oo la xariirta xaaladda nabadgalyo ee dalkani kenya

Warbxinta Maraykanka ayaa lagu sheegay in kenya ay tahay meel qatar ah oo dambiiliyaal weeraro ka geestaan kuwaasi oo ay ku sheegeen in magaalooyinka qaar ee dalkani ana la isku haleen karin.

Dhageyso Warbixin faah faahsan oo uu ka diyaariyay wariye Baashi CumarRIIX AMA DAAR

Dowladda Maraykanka ayaa sidoo kale Hakad galisay in muwaadiniintaday dalkani ku sugan ay ka howlgalaan gobola uu kamdi yahay gobolka waqooyi barre halkaasi oo ay weeraro badan ka dhaceen sida lagu sheegay warbxinta waxda arimaha diobadda maraykanka.

Baashi Cumar Ismaaciil
SBC International Kenya